From Wikipedia
Qore: M.I. mursal
[edit] Qoraal yar oo ku saabsan sida loo isticmaali Calaamad-luqad (Babel Tempaltes).
Boggaga Wikipedia:ha waxaa ku jira dad ku hadla luqado kala duwan, waxayna ugu hadlaan si kala darajo duwan. Qaar waxay u tahay afkooda hooyo qaarna waxay ka yaqaanaan wax yar. Si ay dadka isu fahmaan waxaa la soo bandhigay caalaamado la'isku fahmo, kuwaasi oo luqad walba loo sameeyay shan darajo.
Si'aad u soo bandhigtid luqadaha aad taqaano waxaad bogaada ku darikarta sida tusaalayaashan hoos ku qoran.
[edit] Tusaaleyaal
- Ku bilaaw sidan {{Babel-
- kadibna qor lambar, kaasoo u dhigma inta luqad aad raabto ka dibna daba dhig |
- Tusaale: {{Babel-3| oo u dhiganta sedex luqadood
- Kadibna ku siidar koodhaka luqadaha aad rabtid oo ay daba socoto 1-4, kaa soo u dhigma darajada aqooneed ee luqadaas. Hadii aad ka tagtid lambarka waxaa la'macnatahay in ay luqada tahay midii afkaaga hooyo.
- Ugu dambaytana waxaa kusoo xirtaa labo qaansohireed }}
Tusaale 1
| Af Soomaali |
Af Ingiriis |
Af Faransiis |
| Wikipedia:Babylon |
|
|
| so-4 |
Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa sida afkiisa hooyo oo kale. |
|
|
|
|
|
|
|
| so-0 |
Isticmaalahan waxba kama yaqaano af Soomaaliga (ama wuxuu ka yaqaanaa wax aad iyo aad u yar). |
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |
|
| Wikipedia:Babylon |
|
|
|
|
|
|
|
|
| en-1 |
This user is able to contribute with a basic level of English. |
|
|
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |
|
| Wikipedia:Babylon |
|
|
|
|
| fr-3 |
Cette personne peut contribuer avec un niveau avancé de français. |
|
|
|
|
|
|
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |
|
Tusaale 2
| Af Finnish |
Af Jarmal |
| Wikipedia:Babylon |
| fi |
Tämä käyttäjä puhuu äidinkielenään suomea. |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |
|
| Wikipedia:Babylon |
| de |
Dieser Benutzer spricht Deutsch als Muttersprache. |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |
|
| Wikipedia:Babylon |
|
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |
| Wikipedia:Babylon |
|
|
| so-4 |
Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa sida afkiisa hooyo oo kale. |
|
| Raadi luqada isticmaalayaasha |